Ururka Haweenaka Dhuusamareeb oo deeq raashin ah u qeybiyey Qoysas Danyar ah.

0
126

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Ururka hawenka caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa qoysas gaaraya 30 deeqo ah raashinta nuucyadiisa kala duwan ugu qeybiyey magalada dhuusmareeb
Qoysaskan ayaana ahaa kuwa danyar ah oo ku nool magalaada Dhuusamareeb kuwaas oo qaarkood yihiin dadkii ay samayeen roobabtii ka da’ay magalaada.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here