Wasiirka Gargaarka Koofur-galbeed oo kulan la qaatay wafdi ka socda hay’adda WFP.

0
67

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Koofur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa waxaa uu ka warbixiyay kulan uu xafiiskiisa magaalada Baydhabo kula yeeshay wafdi ka socda Hay’adda Cunta Adduunka WFP, waxaa uu sheegay inay ka wada hadleen arrimo ku saabsan gargaarka deegaannada Koofur galbeed.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here