Koox Dhalinyaro ah oo isku abaabulay caawinta bulshada nugul ee ku nool dhuusamareeb.

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Koox dhalinyara ah oo midoobay ayaa u istaagay caawinta dadka tabaalaysan waxayna maalmaha bisha Ramadaan geyaan xaafadaha aay dadka nugul deganyihiin cunta ay kasoo iibiyeen lacago ay iska aruuriyeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here