Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wafdi uu horkacayay gudoomiyaa Maamulka G/Sh/Dhexe oo isugu jiro wasiiro,xildhibaano iyo mas,uuliyiin ka tirsan dowlada hirshabelle ayaa kormeeray xaaladaha bani,aadanimo ee ka jira deegaanka biyo-cade oo ka mid ah deegaanada hoostaga G/Sh/dhexe.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulahi Abdulkadir Nor