Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Shacabka magaalada Dhuusamareeb oo aragtidooda ka dhiibtay howl-galka ay maamulka Caasimaddu ku furayaan kannaallada biyuhu maraan oo hore u xirmay ayaa bogaadiyay waxaa ay sheegeen in dhibaato lagu qabay daadadka kusoo rogmada xilliga roobabka.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jamaac