Shir looga hadlayay xoojinta wada shaqaynta Jubbaland iyo Hay’adaha Qaramada Midoobey oo lagu qabtay Kismaayo.

0
78

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo sadexdii biloodba mar la qabto isla markaana u dhexeeya Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland iyo Hay’adaha UN-ka ah ee la shaqeeya ayaa manta lagu qabtay Xarunta UN-ka ee magaalada Kismaayo iyadoo looga hadlay xoojinta wadashaqaynta Dowladda iyo Hay’adaha Qaramada Midoobey iyo dardargalinta howlaha gargaarka.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa shirka daah-furay waxaana goob joog ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo xubno kale oo kasocday Wasaaradda Qorsheynta.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here