Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Bogga facebook ee wasaaradda waxbarashada Galmudug ayaa lagu daabacay. ”Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug waxay Sanadkii 5aad qaadi doontaa Imtixaan mideysan oo fasalka 8aad ah si loo tayeeyo loona mideeyo waxbarashada Dhammaan Dugsiyada Galmudug”
Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor