Tartamayaasha Dhuusamareb oo guul ka gaaray dhiggooda Degmada Dhahar ee gobolka Sanaag.

0
79

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartamayaasha magaada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa xalay usoo gudbay wareegga afaraad ee Tartan aqooneedka Warbaahinta Qaranka, Maamulka iyo dhalinyarada Dhuusamareeb ayaana gaba-gabada tartanka warbaahinta la hadlay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here