Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaankii laga qaaday macalimiinta.

0
125

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayay natiijada imtixaankii laga qaaday macalimiinta ay qaadaneyso wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacalinta Soomaaliya.

In ka badan 2,764 ayaa u soo gudubtay imxaanka wareysiga ee afka, waxana imtixaanka u fadhistay markii hore 6,150 macallin oo ku kala sugan magaalada Muqdisho iyo dowlad goboleedyada dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here