booyad loogu talo galay in biyo loogu dhaamiyo dadka reer miyiga oo lagu wareejiyay maamulka degmada Cadaado

0
41

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda PAH ayaa maamulka Degmada Cadaado kuwareejiyey gaari Booyad ah oo loogu talagalay in biyo loogu dhaamiyo dadka reer guuraaga ah waqtiga jiilaalka.

Waxaana goob-joog ahaa madasha lagu wareejinayey Booyada madax katirsan hay’adda PAH mas’uuliyiinta Degmada Cadaado iyo Marti Sharaf Kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:-Liban Moxamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here