Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug ayaa deegaanka Ardo oo hoos taga degmada Cadaado e gobolka Galguduud waxaa ay ka billowday qodista Ceel biyood riig ah oo bulshada deegaankaasi baahi u qabeen, Masuuliyiin uu kamid yahay agaasimaha guud ee wasaaradda Tamarta iyo khayraadka biyaha Galmudug ayaa daahfuray qodista ceelkan.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali