Maamulka Madarasada Al Ansaar ee magalada kismaayo oo codsaday in loo iibiyo dhul ay madarasadu leedahay si caruurtu wax ugu bartaan

0
79

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Madarasada Al Ansaar ee magalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa codsaday in loo iibiyo dhul ay madarasadu leedahay si caruurtu wax ugu bartaan. Ardeyda madarasada ayaa wax ku baran jira hal qol hasayeeshe wax kajira cirii aad u badan.
mamulaha madarasada al ansaar Saleeman salax osmaan ayaa ka warbixiya xaladda ka jirta madarasada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdoyo Abdulkadir Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here