Wasaaradda Howlaha guud ee Galmudug oo tababar u qabtay madaxda shirkadaha qandaraasleyda Dhismaha iyo mamulka degmada dhusmareeb

0
81

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeeyta ee Galmudug aya tababar u qabtay madaxda shirkadaha qandaraasleeyda Dhismaha iyo Mamulka casimada tababarkaan oo ku sabsan diyaarinta mashruuca dukumintiyadda habdhiska
Qadaraska iyo mareytiisa
Cabdisalaan cabi aadan Xoghaye dowladda hoose ee magalada dhusmareeb ee casimada iyo
wasiir kuxigeenka dowlaha guud dib udhiska iyo guryeeyta dowladda goboleedka galmudug qaalid cabdi yuusuf
ayaa ka hadla muhiimadda ay leedaha in Ganacsatada la baro Habdhiska mamulidda mashariicda.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdoyo Abdulkadir Yusuf.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here