Caruurta baahiyaha gaarka ah qaba ee dhigata iskuulka horyaal dhuusmareeb oo la ciidsiiyey.

0
52

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ardayda wax ka barata School-ka horyaal ee magalada dhuusmareeb oo iskuul ay dhigtaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba una badan caruurta ayaa lasoo gaarsiiyey dhar loogu talagalay in ay ku ciidan maalmaha ciidul fidriga oo maalma yari ka harsanyihin
Munaasabad caruurta lagu gudoonsiinayey dharka oo lagu qabtay xarunta iskuulka horyaal ee dhuusmareeb ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha ururka haweenka Dahabo Aadan oo sheegtay dad muxsinin ah isku xilqaabeen ciidsiinta caruurta baahiyaha gaarka ah qaba.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here