wasaqowga deegaanka waa waxa ugu weyn ee caqabad ku ah bulshooyinka deegaanka Galmudug ku nool bey,ada nadiifka ah ayaana waa muhiimsan ee ay aadanuhu u baahi badanyihin
Xarumaha caafimaadka ayaana ka mid ah goobaha ugu muhiimsan ee ay tahay in ay qeybta ugu weyn ka qaataan ilaalinta deegaanka madaama ay kasoo baxdo wasaqda ugu badan ee deegaanka iyo dadkaba waxyeelayn karta.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali