Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo socon doona Muddo seddex maalin ah waxaa looga arrinsanayaa dhismeedka manhajka xanaanada caruurta Qaranka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana shirka ka qayb-galaya masuuliyiin ka tirsan DFS, Xubno ka socday Maamulka Gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali