Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Taliska qaybta guud ee booliska Galmudug iyo maamulka Dhuusamareeb ayaa siwadajir ah u sameeyay howlgal lagu asteynayo xadka dhuleed ee garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.
Howlgalkan Waxa hugaminayey Taliya booliska Galmudug G/s Qaliif Abdulle Maalin iyo Gudoomiye kuxigeenka Dhuusamareeb Abdisamad Salad Adan.
Dhulka dhaca dhawaxiga garoonka ayaa ah kan ugu qalisan qiimo ahan marka lajoogo Dhuusamareeb waxana taas keentay in dad xirtaan dhulka garoonka kuwareegsan.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor