Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Axmad Xasan Cabdi oo ah Aabbe Barakac ah oo ku nool kaam qootiro oo ku yaalla degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ayaa waxaa uu codsaday in laga taagero caafimaadka wiilkiisa.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali