WARARKA Abaar saameysay nolosha dadka oo ka taagan deegaanno hoostaga degmada Hobyo ee Gobolka Mudug By admin - January 7, 2025 0 28 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Deegaanada Qosal-Tire iyo Qoryaale, oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada degmada Hobyo ee gobolka Mudug, ayaa waxaa ka jirta abaar saameysay nolosha dadka iyo duunyada ku nool deegaanadaas. Baahiyaha ka jira deegaanadaas waxaa ka mid ah: biyo la’aan, yaraanta raashinka, iyo waxbarasho la’aan. waxaana inoo soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2025/01/Abdifitah-abarta-mudug-1.mp3