Tababbar ku saabsan doorka bulshada rayidka ee Doorashooyin qof iyo codka ah oo Dhuusamareeb lagu qabtay

0
43

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Tababbarkan waxaa soo qaban-qaabiyay Xafiiska qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM, waxaana labada maalmood uu socday ka qayb-galay xubno ka socda ururrada Bulshada rayidka Dhuusamareeb.

Mowduuca tababbarku wuxuu ku saabsanaa ka qayb-galka bulshada ee doorashooyin qof iyo cod ah oo dalka ka-hirgala.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here