Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hoggaaniyaha maamulka SSC Khaatumo ayaa magaalada Buuhoodle waxaa uu ka daah furay adeegga summad-siinta gaadiidka ee Taarikada.
Masuuliyiin ka tirsan maamulkaas ayaa ka qayb-galay munaasabad lagu daah-furayay adeeggan oo markii ugu horraysay laga hirgeliyay deegaannada maamulkaas SSC Khaatumo.
warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali