Agaasimaha arrimaha bulshada degmada Guriceel oo kulan la yeeshay guddiyada xaafadaha ee magaalada.

0
115

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha waaxda arimaha bulshada Degmada Guriceel Saydcali Gamuure ayaa kulan laqaatay gudoomiye yaasha xaafadaha degmada Guriceel oo ay wehliyaan guddiyada xaafadaha kuwaa oo uu kala hadlay sidii loo waynay lahaa munaasabada kowda Luulyo oo ah maalin qaran oo ay Gobolada Kuufureed ee Soomaaliya qaateen xornimada ayna midoobeen Gobolada waqooyi iyo koofur.

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here