Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Galmudug mudane Abdirashid Mohamed Abdi ayaa ka hadlay caqabadaha heysta ganacsatada Kalluunka ee deganada Galmudug waxana uu sheegay in ay kamid tahay Korontada oo qiima ahaan sareysa deganada Galmudug iyo wadooyinka oo aan hagaagsaneyn taas oo caqabad ku ah ganacsatada Kalluunka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor