Agaasimaha hawlaha guud Dawladda hoose ee Dhuusmareeb oo ka warbixiyay furitaanka Biyo-mareennada magaalada.

0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo horantii bisha barakeysan ee Ramadan ay magaalada Dhuusmareeb ee casimada Galmudug ku soo rogmaadeen daad aad u badan oo saamayn ku yeeshay bulshada ayaa maamulka caasimadda Galmudug waxa ay bilaabeen furitaanka Kannaallada biyo-mareenka magaalada.                                             Agasimaha howlalaha guud ee downlad hoose ee Dhusmareeb Shafici Abdi kaynaan ayaa ka warbixiya qaabka mamulka u wajahay furitaanka waddooyinka.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:- Sacdiyo Abdulkadir Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here