Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo furay tababar ku saabsan sharciga socdaalka dalka.

0
40

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray tababar ku saabsan sharciga socdaalka dalka.
Tababarkan oo ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay saraakiil ka tirsan hay’adda, khubaro ku xeel dheer sharciga socdaalka, iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday laamaha ammaanka iyo caddaaladda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here