Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ka qeyb galay Wadatashi ku saabsan dib-u eegista mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID 19

0
65

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magalada Muqdisho ka daahfurtay Wadatashi ku saabsan dib-u eegista iyo qorsheynta mashaariicda Damal Caafimaad iyo COVID 19.
Wadatashigaan waxa qeyb ka ahay Madax ka socotay waaraddaha Caafimaadka dowlad goboleedyada dalka.

Warkan waxaa faahfaahinaya Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here