Agab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka guud ee degmada Buula Burde

0
55

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa agab Caafimaad ku wareejiyay maamulka Cusbitaalka Guud ee Degmada Buulo-burte ee Gobalka Hiiraan.

Munaasabadda lagu wareejinayay Agabka Caafimaad ayaa waxaa Goob joog ahaa Maamulka Degmada Buulo-Burte,Maamulka Cusbitaalka Degmada iyo Qaar kamid ah Bulshada ku nool degmadaaasi.

Warkan waxaa faah faahinayaa:Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here