Agabyo Caafimaad iyo Sports oo lagu wareejiyay maamulka degmada Hobyo

0
101

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Hobyo mudane Cusmaan Axmed Cabdulle ayaa kala wareegay Cabdikariim Siciid Yuusuf alaab u ekeenay iskuulka,isbitaalka iyo dhalinyarada sports magaalada.

Guddoomiyaha degmada ayaa ogamahadceliyey Cabdikariim sujaac didaalka uu ugu adeegayo bulshadiisa iyo siduu udoonayo inuu ugarab istaago bulshadiisa.

Liban Mohamed Abdi ayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here