Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Gudoomiya magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay Cabdullaahi Cali oo shir shiraaid ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa awamiir kasoo saaray marinka wadooyin oo dhismayaal ku socdo islamarkana ku yaalo magaaladaasi.
Gudoomiyaha ayaa soo saaray Awaamiir ah in gadiidka xamuulka aay marin karin wadooyinka oo dhismaha ka socdo kuwaasi oo ku yaalo magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed