Aqoon-is-weydaarsi ah ku saabsan talo-wadaag iyo hanaanka booliisaynta bulshada oo lagu soo gabagabeeyay Boosaaso.

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Aqoon iswaydaarsigaan oo loo qabtay Bulshada xaafadda Biya kulule ee magaalada Boosaaso waxaa lagu baranayay siyaabaha ay u wada shaqayn karaan Bulshada xaafaddaas iyo Saldhigyada Booliiska.

Barnaamijkaan oo ku saabsan wacyigelinta Bulshada ee isku xirka Bulshada iyo Booliiska waxaa loogu tala-galay in lagu hirgeliyo qorshe wada shaqayneed oo u dhexeeya Bulshada iyo Booliiska.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here