Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Aqoon is weydaarsigaan ku saabsan Madasha Awood Siinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu socon doonaa mudu labo maalin ah,Waxaa ka soo qeyb galay Ururada Dhalinyarada ee Koonfur Galbeed.
Warbixintan waxaa soo jeedineya-liban Mohamed Abdi.