Aqoon iswaydaarsi ku saabsan hormarinta Xuquuqda Naafada oo lagu qabtay Dhuusamareb.

0
113

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Naafada Qaranka Soomaaliyeed oo kaashanaysa haladda ururada naafada Galmudug iyo bulshada qeybahooda kala duwan ayaa Dhuusamaereb ku qabatay Aqoon iswaydaarsi ku saabsan sidii kor loogu qaadi lahaa Siyaasadda Dowlada ee lagu hormarinayo Xuquuqda Naafada Soomaaliyeed.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Diiriye Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here