Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abdijamaal Ismaaciil Maxamed ku simaha Hanti-dhowraha guud ee qaranka ahna kusimaha hanti-dhowrka ayaa magaalada Muqdisho waxaa uu ka furay tababbarkan oo ku saabsan sharciga hanti-dhowrka qaranka. Tababbarkan waxaa loo qabtay shaqaalaha wasaaradaha kala duwan ee Dowladda gaar ahaan ku ka shaqeeya canshuuraha iyo iibka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdidaahir Garaad Ali