Aqoon Kororsi Lagu Dardar-gelinayo Wadaxaajoodka Bulshada iyo Bahda Caddaaladda oo Ka Furmay Kismaayo

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubbada Hoose, ka furtay tababar muhiim ah oo diiradda saaraya curinta iyo horumarinta wadaxaajoodka u dhexeeya bulshada iyo hay’adaha caddaaladda.

Tababarkan oo socon doona muddo maalmood ah, ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo xiriirka wada-shaqeyneed ee ka dhexeeya bulshada rayidka ah iyo bahda caddaaladda si loo dhiso nidaam caddaaladeed oo hufan, loo siman yahay, loona dhowyahay shacabka.

Sacdio Abdulkadir ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here