Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa shacabka ku nool gobolka Shabeellaha Hoose si gaar ah deegaanadii dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta u dirtay gaadiid sida shixnad gargaar raashin ah.
Agaasimaha waaxda gargaarka SoDMA Sahra Cali Yuusuf iyo Iskuduwaha gargaarka Shabeellaha Hoose ayaa kawarbixiyay gargaarkaan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali


