Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubba hoose ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen arday baratay xifdinta Qur’aanka islamaarkaana ka aflaxay Machadka Badrul Muniir.
Munaasabad ayaa waxa kaso qayb galay maamulka Machadka,Macalimiin , Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa akhrinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yuusuf