Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabadaan Qalin-jabinayeey Arday baratey xiftinta Qur’aanka kariimka ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka galgaduud waxana munaasabada ka qeebgalay maamulka degmada, culumo owdiim iyo marti sharaf kale . Ardeyda baratay tafsiirka Qur’aanka kariimka ayaa ka baxa madarasada DAYBAH ee magaalada caabudwaaq .
Shiq jaynaani oo ah maamulaha madarasada daybah ayaa ka warbixiyey heeraarkii ay soo marey ardeydu.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf