Arday Buugaagtooda qalin-jebinta ku difaacatay Guriceel oo dareenkooda ka hadlay

0
88

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ardaydan oo wax ka bartay faracyadeeda Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa waxaa ay ka qayb-galeen munaasabad ay ku difaacanayeen buugaagtooda qalin-jebinta.

Waxaa ay ka hadleen dareenkooda iyagoo u mahad celiyay waalidiintooda iyo macallimiintii wax soo baray.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here