Arday dhameysatay heerarka aasaasiga ah ee waxbarashada oo munaasabad loogu qabtay magaalada Guriceel.

0
125

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad lagu dhiiragelinayay arday dhameysatay heerarka aasaasiga ah ee waxbarashada ee machadka royal mulim academy ayaa lagu qabtay magaalada Guriceel.
Waxaana kasio qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada, bahda waxbarashada, waalidin iyo arday.

 

Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here