Arday dhameysay dugsiga dhexe oo xaflad loogu qabtay Galinsoor.

0
100

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay dugsiga dhexe ,kuwa Qur’aan Kariimka iyo Culuumta shareecadda Islaamka oo lagu qabtay degmadda Gelinsoor ee Gobolka Galgaduud
Munaasabad waxaa ka qeybgalay maamulka degmada, waalidin,macalimiin iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here