Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ardayda Sanadkan dhammeysay Waxbarashada Heerka 2aad (Master’s Degree) ee Jaamacadda Plasma ayaa Munaasabad Mahadcelin ah u qabtay Maamulka ito Macalimiinta Jaamacadda.
Munqasbadda waxaa ka qeeybagalay maamulka jamacadda Plasma, xubno ka socday maamulka degmada,arday iyo masuuliyin ka tirsan wasaaradda waxbarashada.
Warbixintan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali