Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ardeyda dufcadii 1aad ee dhamaysay dugsiga hoose ,dhexe ee mac’hadka Riyaadul Jannah ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq.
Waxaana munaasabadda kasoo qeybgalay maamulka degmada, macalimiin, waalidiin, arday iyo bulshada qeybaheeda kale.
Hamdi Dirie Ali ayaa warkan faah faahinaysa.