Arday sanadkan dugsiga sare dhamaysay oo Guriceel xaflad loogu qabtay.

0
86

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munasabaddan oo lagu soo dhaweynayey ardayda sanadkan ka qalinjebisay dugsiga sare ayaa lagu qabtay Jamacadda Plasma faraceedda Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Waxana Munasabadda ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan wasarada waxbarashada galmudug , maamulka jamacadda Plasma gobalka galgaduud, Ardayda, waalidin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here