WARARKA Ardayda degmada Baxdo oo ka warbixiyay diyaar-garowgooda Imtixaanka dugsiga sare ee sanadkan. By admin - May 25, 2025 0 66 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ardayda sanadkan galaysa imtixaanka Shaahida ah ee degmada Baxdo oo wada diyaar-garowgooda ugu dambeeya ayaa ka hadlay sida ay sanadkan ugu diyaarsanyihiin imtixaanka. Abdidahir Garad ayaa warkan soo jeedinaya http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2025/05/Warka-Baxdo-by-Garaad.mp3