Ardayda Iskuulka deegaanka ABDI-GOROD oo dharka Uniform-ka loo qaybiyay

0
126

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Dalladda Baraarug ayaaa ardayda deegaanka Cabdi-gorod waxa ay dharka  Uniform-ka iskuulka u qaybiyeen ardayda wax ka barata iskuulka deegaanka. Masuuliyiin ka socotay dalladda khayriga ah ee Baraarug iyo Dhalinyaro aqoon-yahanno ah ayaa ka qayb-galay furitaanka sanad dugsiyeedka iskuulka deegaanka Cabdi-gorod oo kamida deegaanada hoos taga Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Masuuliyiinta ayaana ardayda horay ugu ballan-qaaday in ay u keeni doonaan dharka iskuulka lagu dhigto ee Uniform-ka.

Warkan waxaa faah faahinaya: liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here