Ardayda iskuullada Dhuusamareeb oo wacyielin loo sameeyay

0
134

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Nadiyasha xuququl insaanka ee ka dhisan jamacaja palasma iyo xanano ee ku yala magalada Dhuusamareeb ayaa sameeyay wacyi -gelin la xariira xaququl insaan iyagoo tagay Qaar kamida iskuulada ku yaala, Ablaa, Dhuusamareeb iyo Dayax.

Naadiyada xaququl insaanka ayaa la kulmay maamuullada iskuullada iyagoo fahamsiiyay ujeedka barnaamijka iyo xaququl insaanka sidoo kale ardayda ayay bareen xaquqda ay leyihiin kan ayaga lagu leyahay.

Warkan waxaa faahfaahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here