Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ardayda Jaamacadda Caynul Xayaat ee degmada Guriceel ayaa waxaa ay qabsadeen doorasho ay ku samaysteen guddoomiye iyo ku xigeenkiisa oo hoggaamiin doona ardayda jaamacaddaas, si la’isugu xiro sidoo kalena loo xoojiyo xallinta khilaafaadka soo kala dhex-gala ardayda.
Ahmed Mohamed Jama ayaa warkan faah faahinaya.