Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyaga oo ka qayb-galayay munaasabad ay ku qalin jebinayeen arday dhamaystay waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda ayaa waxaa ay dardaaran la wadaageen ardaydii qalin jebinaysay.
Wasiirka wasaaradda waxbarasha Galmudug iyo wasiirka warfaafinta Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay ardayda usheegeen inay xirfadaha bartaan iyo inay shaqo abuur samaystaan oo cid kale aysan shaqo ka sugin.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali