Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee DFS iyo hay’adda diiwaangelinta iyo aqoonsiga qaranka ee NERA ayaa soo saaray war-murtiyeed ay ku sheegeen in ardayda Soomaaliyeed ay bilaash uga dhigeenka kaarka aqoonsiga qaranka.
warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali