Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeynayay tababar ku saabsan fagaaro ka hadalka kaasoo loo qabtay in kabadan 15 arday oo ka mid ah ardayda wax ka barato iskuulada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiran
Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka Somali International , macalimiin, waalidiin iyo qaarka mid ah bulshada qeybahooda kala duwan
Ugu horey waxa Munaasabada idiris cabdi fiidow oo ah malinka tababar bixinaya ayaa hadla ahmiyada tababarka uleeyaha bulshada
Dhanka kale waxa Munaasabadda ka hadla
Qaar ka mid ah ardeyda qalinjabineysa waxa ayna u mahadcelsha dhaman cidkasta oo soo gab istagta
Warbixintan waxaa soo jeedineysa-Sacdiyo Abdulkadir Yusuf